VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabac - Lyrics

Jacayl dagal waa Caanihiii daraad soo Jiray ahaa anoo doon Aayo iyo ooban dantii Uwaday x2 Daacadi madhuntaa Layiri waxii lagu duray Yarkii waa taan duhur Cad aan ku helay x2 Anaa ku dag dagay Kalgacalkoo dabecad- Ihiisa baran naftaydii Damaca waalneed ax Adaa dooriyee bal Koow dheh x2 Haduu caro kali deel Qabno ha uduxin laab Tana uu dagay dibaad Ka war yeelataa x2 Haween rag u dabac Sanaa dantood ka Habow sanaa duraan Siga sheeko maran Ku doorsan ogaa Dhabtii x2 Been baa lagu diir Saneen runbaa dow Lagu maraa hanaan Baa reer lagu dajaa x2 Anaa ku duur duurtay Doox aan doc laga Baxa lahayn dhibtiisii dareemayoo ax kana Diga rogtee bal kow Dheh x2 Haduu caro kali deel Qabno ha uduxin laab Tana uu dagay dibaad Ka war yeelataa x2
Queue is empty
-- / --