Dareen kay haduu
Ku diido naftaydana
Aan ku doonayn
Dacaayad aan jirin
Abuurto dugaaga
Sidii hadaaqdo
X2

Idishayoo dabin iima
Leegtoo duni aakhir
Sabanay x2

Dadka yaa ugarnaqa
Dantii moog iyo doqon
Dowgooda yaabara
X2

Qof yohoow dalan
Baabinayaa adigoon
Taadaba daryeelin
Inaad doonis cashaq
Aad damiday tahay
Mood dadnimo X2

Kol haday dameerihii
Fardihii la daaqeen
Baqalkii darmaan
Haduu diinkii dur
Duro xulay

Sangihii dakaan yahay
Duni aakhir sabanay
X2

Dadka yaa ugarnaqa
Dantii moog iyo doqon
Dowgooda yaabara
X2

Exit mobile version