Heesta Damiir la’aan - Lyrics
dayaxdii aan doortee
dawadii naftaydaay
dayro iga dhaaf
waan kuu dan sheegtee
dayro iiga dhaaaf
aan damiir la,aantaadiyaa
kugu diidanee
daraftay ka dheeroow
dayo meel kalee
dulqaad ii lahaawee
ila duwanoow
dumarkoo dhamaanaa
iga deeqdayee
dood iga daayee
dundheerisee
ani waan ku diidee
is dabaalis dhaaf
doqoniimo ku haysee
is dabaalis dhaaf
dulqaad ii lahaawee
ila duuwanoow
dumarkoo dhamaanaa
iga deqdayee
aan damiir la,aantaadiyaa
kugu diidanyee
daraftay ka dheeroow
dayo meel kalee
ee dahabtii habloodee
daacad ii ahaawee
darajee naftaydee
kuma dayn karaayee
darajee naftaydee
aan damiir la,aantaadiyaa
kugu diidanyee
daraftay ka dheeroow
dayo meel kalee
dulqaad ii lahaawee
ila duwaanoow
dumarkoo dhamaanaa
iga deeqdayee
ha igu daalin
waan ku digay
dulmiloow
darintayda
waan kaa duubtee i daa
dacwad iyo doodaa ma rabee
idaa
dulqaad ii lahaawee
ila duwaanoow
dumarkoo dhamaanaa
iga deeqdayee
aan damiir la,aantaadiyaa
kugu diidanyee
daraftay ka dheeroow
dayo meel kalee
dulqaad ii lahaawee
ila duwaanoow
dumarkoo dhamaanaa
iga deeqdayee