VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxad - Lyrics

Nin jacayl ku fidayoo Feedhiyo qalbigaa Fahmadiyo laabtiyo Ufadhiistay baan ahay X2 Waxaa soo dhiba Adigay igu fuliyee Farxadii naftaydaay Ma igu fiirsanaysaa X2 Hadba waxan filaa- Yaa fedhayda bidix Iyo qalbiga fadhiyoo Nafta ila furdanshoo Farxad cashaq ii Wadee x2 $$$$$$$$$$$$$$$ Fariintii kalgacalkaa Wadnaha iyo faladhii Ka ifaysa baalaha Ayaan kuu fidinayaa X2 Waay fayras cashaqu Fahmadiyo lafaha dilee fududeyo geerida x2 Hadba waxan ku Fikiraya fahmadii Naftaydiyoo adoo Facaa ila wadagoo Indhahaygu fiirshoo X2 ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ Waa faral daruuriya Labadii is fahantee Fagaraha isku soocda Inay nolol figaystaan X2 &&&&&&&&&&&&&& Filsanay walaalay Waxaad tahay Faynuus lagu fogaa Dadku wada filaayee. X2 Hadba waxan filaa- Yaa fedhayda bidix Iyo qalbiga fadhiyoo Nafta ila furdansho Farxad cashaq ii Wadee x2 ############## Laabtii fayow baa Caashaq lala furaa- Yoo farxad iyo wanag Badan raxmad lagula Fogaadaa x2 Adigaan farxaanow Faraj kaa sugaayoo Fac iyo guyaal badan Abid kuugu faanayaa X2 Hadba waxan ku Fikiraya fahmadii Naftaydiyoo adoo Facaa ila wadagoo Indhahaygu fiirshoo X2
Queue is empty
-- / --