VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heello - Lyrics

Kalagacayl nafta keena daxaboo Ku nagaaday kashkaygiyo laabtoo Kama maarmee qalbigu Keydsan waayee Kuu imidye kulankeenan qeyrkeen Halale kaalay huuno Helayaaloow helayaaloow Helayaaalow hoboow helayaaloow Helayaaloow helayaaloow Helayaaloow hoboow helayaaloow Ha helayaaloow Kaan jeclaayoow bogayga Ku yaaloow Naftan hoo kalmadaadu Sab weeyoo Kaldhanbaan ku qadaa Kaligeedee Aan kalsoonida qoys Ku yagleelee kaalay huuno Helayaaloow helayaaloow Helayaaalow hoboow helayaaloow Helayaaloow helayaaloow Helayaaloow hoboow helayaaloow Ha helayaaloow Daymo doog leh dalkii Aan ku hoorne Aan arooskaba doolo Kash kaashaaye Dambalkiisa karuur U wadaagnoo Dooxa dhaanto ha kuugu Tuminee Helayaaloow helayaaloow Helayaaalow hoboow helayaaloow Helayaaloow helayaaloow Helayaaloow hoboow helayaaloow Ha helayaaloow Sidii kuray reer wiil aa Koriyaa cishqiga kobciyaayoo Kaaha waa cadceeda korkeenaa Ku farxaan indhahayga aragaagee Kaalay hoono Helayaaloow helayaaloow Helayaaalow hoboow helayaaloow Helayaaloow helayaaloow Helayaaloow hoboow helayaaloow Ha helayaaloow
Queue is empty
-- / --