Heesta Ina ragow - Lyrics
Maxaa laba qaad
Kalgacal sidaan u
Aloosinay ayaamo
Ku how lanahay x2
Ubixii aan beeranee
Ilmadeena ku daa
Datiyo aaway axdigan
Lahayn x2
Astaantii iyo cashaqee
Asaageena nagu ogaa
Naftaan ku ilaalin jiray
Adaa inkiroo iga ordee
Ilduuftayee aayahana
Intuu ku ekaanayaa
X2
Maxaan omos iyo
Haraad awaara aan
Cidi dagayn awgaa
Ugu awdalanaa x2
Maxaan ehelkaan
Lahaa intay ii kaa
Naceen mudo aan
Ama kaag sanaa
X2
Maxaan anfac iyo
Aduun intaan awrka
Kuugu raray abaaraha
Kaaga digay maxaad
Tahay inan ragow
Abaalkayga maad
Gudine maxan kugu
Aaminaa x2