VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl aamina - Lyrics

Halyay caaqil sul- Danow garta sixi Yaqaan adigaan Saygaygii ahoo Ragba kulama Simayee x2 Subax eebe keniyo Saacadii aan jogaba Saqda dhexe kolay Tahay Sida sabi dhalan Sakin waliba labtada Saaraaye ifka samo Kunooloow x2 Saxan saxo udgonow Adaa gabi gay isaaqee Isa seegi maynee Subax eebe keniyo Saacadii aan jogaba Saqda dhexe kolay Tahay Sida sabi dhalan Sakin waliba labtada Saaraaye ifka samo Kunooloow x2 Saxan saxo udgonow Adaa gabi gay isaaqee Isa seegi maynee X2 Jacayl aaminoo sugan Sanad waliba xiiso leh Sahay kaaga dhigayaa X2 Qurux ugu saraysaay Soomali dhaqankeed Adigaa siday uqaadee Dumar kulama simayee X2 Sadrigiyo halbowlaha Saablayda feeraha Sambabada dushediyo Wadnahaaba suran tahe Qalbi saafi leeyay cidi Kaama saraysee ifka Samo ku noolow x2 Sidaad iigu wayn tahay Ma sifeen karaayee Saamigii naftaydaay X2 Jacayl aaminoo sugan Sanad waliba xiiso leh Sahay kaaga dhigayaa X2
Queue is empty
-- / --