VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Jinaaw Lyrics

Ani jeel ma diidaw
Jaahey i sharafteeyaa
Jidsheey lee maree
X2

Jeedogay nuurshoowaa
Jinaadey aduun kuwaa
Jiritaan keeyaa
X2

Jisi ii abaalaa ii leyaa
Derejyo amaangaa
Mudunyaa
Jeel humaan ma lee
X2

Jinaaw ani doogaa ajiibii
Doogaa ajiibey ajiibey
X2

Jinaaw ani jeel kaa
Ma diidaaw X2

Lankoo jeeloodiis
Jeedsheey kiin shegadi
Mi jikaarayoo

Jar makoo ridaaw
Jinkaa makoo jabiyaw
Kiin jin jaabinaa
X2

Laabteey adi jiiditeey
Joogaa jimaalkaa
Waa ideegey
Makoo jeesadaaw
X2

Jinaaw ani doogaa ajiibii
Doogaa ajiibey ajiibey
X2

Jinaaw ani jeel kaa
Ma diidaaw X2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --