Jacaylkaan xubigaa biiyoo
Heesaha ku koriyee
Aayuhu wax kuu tari
Aan ugu tabcaayee

Dhabaqaadiskaagii
Hadii aad hab iyo xeel
Dumaati ku daadso tiriyee

Taydaan u turayoo
U tabaabusheystayee
Kaa tagayee
Kaa tagayee ha i tabin

Taydaan u turayoo
U tabaabusheystayee
Kaa tagayee
Kaa tagayee taagnoow

Jacaylkan tabaadigaa
Tusmada u yagleelee
Xiisaheenii ka maar galay
Tashiyo is maqalee

Taariikh madaw iyo
Hadii aad dab iyo xeel
Ku roo ku tumatiriyee

Taydaan u turayoo
U tabaabusheystayee
Kaa tagayee
Kaa tagayee taagnoow

Kaa tagayee kaa tagayee
Taagnoow
Kaa tagayee kaa tagayee
Ha i tabin

Exit mobile version