Aadmiga dhamaan
Kaan aaminoo
Sida kuu arkaan
Kuu ilaalshadaa

indheer garadoo
Aragtidaadaan
ku ildoogsadaa

Uurkaad iga taal
Kaama aaamin baxin
sida ii ogaydaan
Anna kuu sugaaa

ilays daaranoo
Aduunyada dhamaan
nuur Soo ifayaaa
kama oodi karo

Ugaaskii ragoo
Ifka inta ku nool
Adaan kuu jeclahay

Uurkaad iga taal
Kaama aaamin baxin
sida ii ogaydaan
Anna kuu sugaaa

Uurkaad iga taal
Kaama aaamin baxin
Sayeegiyoo
kaama aamin baxin
My love macaan
kaama aamin bixin
Nolashaydiyoo
Kaama aamin baxin

Exit mobile version