Heesta Kadeed - Lyrics
Adiga oo kuf kufaaya
Aad kacaysaayee
Aad kalahaysayee
Kaawadaad kormeray
Saa x2
Kiislay wadaa iyo
Kalaam dhamaa-
Hayninee kadeedka
Kaam nadarlaan
Yaalo kaas waayee
X2
Subax manaad kacdid
Waad saxriir sahaysaaye
Safaa galaysaa suuligad
Sugaysaayee x2
Saac fiirisaa nadilaa
Saxiix shimee aadee
Saynaas wax losocdo
Sonahas surcaa taalee
X2
Bari barnamij malee
Waa boxoo haayaa
Aad boono filee
Bangigaad beeso u
Aadaysaa x2
Baal xaasho bubaysa
Bostada kuu taalee
Bilanaa aad leedahayaa
Ku baaqahaysaaye
X2
Afar qabiil is aqoonin
Ninba afkuu haystaa
Aqal laysku keenay
Ishaaraa lagu adeeg
Taaye x2
Imtixaan aduunyo
Intaa lagu arkohaaya
Adoomanan nahay
Eebe hanooga soo
Aaree x2
Balad koo dad baa
Ba'ayoo baskoolad
Loo Haastaa badar
Ay cunaan iyo biyona
Wayeene x2
Barbaarka oo nadar
Laan nadbaado way-
Diistee way iburiyeen
Bushigaasna waa na
Haayaaye x2
Gini aan dhan baa
Ba'ayoo baxar ka
Soo qaadee beeso
Waaye bareegii ayku
Raacaane x2
Meel nahaysanin iyo
Balad ay aadeenee
way iburiyeen bushig-
Aasna waana haa
Yaaye x2
Nahaal anoo qabin
Naxariis ubaahnaayee
Ninkayga la iikeeniyo
Nadar laan waxan ka
Sugaayay nolol insaa-
Neede waa naxayee
Aniga diif ay isiiyeene
X2