Heesta Naf wax neceb - Lyrics
Naf wax jecel il nugulaa
Awoodiisu naqanaa
Uurkiisu siduu rabo
Afka inuu ka sheegto
Alaylehe ku adagaa x2
Dadna ruux itaal
Iyo duruufuhu asqee-
Yeen aramidu udarana
Ee duna ku badanaa
X2
Arimaha kal gacal
Kana nin aduunyo
Heestiyo waayo arag
U fududaa X2
Ogobay jacayl kuna
Inaan daryeeliyo
Asturad ku wacana
X2
Qof wax neceb af
Adakaa oraahdiisu
Kululaa dhaayihiisa
Eegmadu Kugu gubi
Ogaayoo arxankiisu
Daraanaa x2
Olol renka caashaqu
Ruuxii uu abaaree
Eebadu ku mudan
Tahay aa diisu bad-
Anaa x2
Arimaha kal gacal
Kana nin aduunyo
Heestiyo waayo arag
U fududaa
X2
Ogobay jacaylkuna
Inaan daryeeliyo
Asturad ku wacana
X2