Heesta O0 Intro - Lyrics
Nafta damaca hanatiyo
Dareenkaa fogaanshee
Dadoo idil taan ka doortoow
Dantiyo hoonta kaan u daayoow
Erayadaasi waxay ka mid yihii
Heesaha ku jira album ka
Balanbaabi goortiisanadkan
Ee ay soo saartay sanadkan 2011
Fanaanada codka macaan ee
Laki xaaji wacays
Albumkan balanbaabi waxa
Heesihiisa iskugu tagay
Abwaano waaweyn
Oo uu ugu horeeyo
?C/Qaadir Cali Cigaal
?Ibraahim Cajaa'ib
?C/Raxmaan Maxamuud
?Cabdi Bisin
?Abwaan Cali Hanad
?Abwaan C/Casiis
Iyo ninka saxafiga ah marna abwaan
?C/Risaaq Cumar Ismaaciil Sh.Adem
Halka ay laxamada macaan saaranay albumkan ay isugu tageen fanaaniin
Caan ah oo ay ka mid yihiin
?Bashiir Ibraahim Cabdi
?C/Qaadir Araarse miniyow kuuni
?Bashiir Faarax Guray
?Xiirane
Music:
Cabdale cabdi aw cali
Soo saristii :
Keeyow