Heesta Riyo - Lyrics
Riyo laguma waaree
X2
Dhado roob ma noq-
Otee ruuxaan war kuu
Hayn rarka kaama
Rogayee ha idabaa
Ruclaynee x2
Ha igu reemin ha
Iga raaridin x2
Ogow ogow niyad
Aan ku rabin jaceel
Laguma riixee x2
Nin kula rafiiqoo
Raaxo kula wadagaa
Runtii aniga ma ahee
Ka raad raadso meel
Kale x2
Naf jacayl ku raagoo
Ku rafaadsan mudo
Oo rafiiqeedii haynoo
Roob uu ku da'ayoo
Ruxayaan dabayluhu
X2
Ha ireebin ha igaa
Roorin x2
Aboow riyadayda
Mar uun iiga yeel
Macaanow x2
Raaliya ku ogoloo
Raran kulul dul jogtaa
Ku rafaad
Sanbaan ahee adigan
Ku raadshaa x2
Raqo gud cur tilmaan
Tay x2
Reerku maba guuree
Rajo aan rumoobeen
Layskuma rafaadshee
Rugtada taada joogay
X2
Ha igu reemin ha
Iga raaridin x2
Ogow ogow niyad
Aan ku rabin jaceel
Laguma riixee x2
Nin kula rafiiqoo
Raaxo kula wadagaa
Runtii aniga ma ahee
Ka raad raadso meel
Kale x2
Reer aan yagleelee
X2
Raxan raadka orodkiyo
Raad kaagaan gurayoo
Riixaanta caashaqaa
Iruxaysee anigee x2
Ha ireebin ha igaa
Roorin x2
Aboow riyadayda
Mar uun iiga yeel
Macaanow x2
Raaliya ku ogoloo
Raran kulul dul jogtaa
Kuu rafaad sanbaan
Ahee adigan ku raad
Shaa x2