VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Single mother baan ahay - Lyrics

Single mother baan ahay hooyo samirtay baan ahay mid saluugataan ahay masuuliyadaa isaaran oo odeygii ka saawilay iiga siibtay bari hore si dhabaa fuliyaa caruuteyda sabigaa calafbaa calabaa sal yeeshee iimaan saafiyoo wacan saatiraa igu maneystoo masaluugo waxaa hello Bulsha soorta baan ahay somalinimadana sidhabaan u jecelahay saacidaada qarankana safka hore ayaan ahay qurbahaa saxriirta ah fakarbaan sarsoortaa Dal tabiyeygu saaqdoo nabadoo saldhigatoo saatirkeey ka tuugaa Calaf baa sal yeeshee imaan suuban oo wacan saatirbaa igu maneystoo. ma saluugo ma saluugo waxaan hello masaluugo saluugo waxaan hello
Queue is empty
-- / --