Single mother baan ahay
hooyo samirtay baan ahay
mid saluugataan ahay
masuuliyadaa isaaran oo
odeygii ka saawilay
iiga siibtay bari hore si dhabaa fuliyaa
caruuteyda sabigaa
calafbaa calabaa sal yeeshee
iimaan saafiyoo wacan
saatiraa igu maneystoo
masaluugo waxaa hello

Bulsha soorta baan ahay
somalinimadana sidhabaan u jecelahay
saacidaada qarankana
safka hore ayaan ahay
qurbahaa saxriirta ah
fakarbaan sarsoortaa

Dal tabiyeygu saaqdoo
nabadoo saldhigatoo
saatirkeey ka tuugaa
Calaf baa sal yeeshee
imaan suuban oo wacan
saatirbaa igu maneystoo.

ma saluugo ma saluugo
waxaan hello masaluugo
saluugo waxaan hello

Exit mobile version