VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sinji - Lyrics

Qaban qaabo guur Jacayl iyo qofaad Nafta qaybsateen X2 Qalbiyada dad aan Kala quusan karin X2 Qurux iyo ilwaaad Qayrkay hablaha Dumarka anoo qayb Fadhiyee x2 Sinji quursi iyoo Qaraabada tolkaa Waxay kugu qasbeen X2 Qodob hooyo iyo Dhasheed kala qo- Qobaya qoys isjecel Caado ma u qalmaa Xeerka ma u qalmaa X2 Qarni tagay xusuus Yaa uhelay qareen Suugaan ka qora x2 Qisadayda yaa hada Qiil ufura x2 Qamuun iyo catow Qoomamadu miyay Qadar baajisàa x2 Sinji quursi iyoo Qaraabada tolkaa Waxay kugu qasbeen X2 Qodob hooyo iyo Dhasheed kala qo- Qobaya qoys isjecel Caado ma u qalmaa Xeerka ma u qalmaa Dhaqan ma u qalmaa X2
Queue is empty
-- / --