VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Weerow farxad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Laki haji waceys
Weerow farxad

Nin jacayl ku fidayoo
Feedhiyo qalbigaa
Fahmadiyo laabtiyo
Ufadhiistay baan ahay
X2

Waxaa soo dhiba
Adigay igu fuliyee
Farxadii naftaydaay
Ma igu fiirsanaysaa
X2

Hadba waxan filaa-
Yaa fedhayda bidix
Iyo qalbiga fadhiyoo
Nafta ila furdanshoo
Farxad cashaq ii
Wadee x2

$$$$$$$$$$$$$$$

Fariintii kalgacalkaa
Wadnaha iyo faladhii
Ka ifaysa baalaha
Ayaan kuu fidinayaa
X2

Waay fayras cashaqu
Fahmadiyo lafaha dilee fududeyo geerida x2

Hadba waxan ku
Fikiraya fahmadii
Naftaydiyoo adoo
Facaa ila wadagoo
Indhahaygu fiirshoo
X2

¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥

Waa faral daruuriya
Labadii is fahantee
Fagaraha isku soocda
Inay nolol figaystaan
X2

&&&&&&&&&&&&&&

Filsanay walaalay
Waxaad tahay
Faynuus lagu fogaa
Dadku wada filaayee.
X2

Hadba waxan filaa-
Yaa fedhayda bidix
Iyo qalbiga fadhiyoo
Nafta ila furdansho
Farxad cashaq ii
Wadee x2

##############

Laabtii fayow baa
Caashaq lala furaa-
Yoo farxad iyo wanag
Badan raxmad lagula
Fogaadaa x2

Adigaan farxaanow
Faraj kaa sugaayoo
Fac iyo guyaal badan
Abid kuugu faanayaa
X2

Hadba waxan ku
Fikiraya fahmadii
Naftaydiyoo adoo
Facaa ila wadagoo
Indhahaygu fiirshoo
X2

codkii Laki haji waceys