Aduunka tii aan ka
Eegtee oo ishay
Raacdayee aa tahaye
Ogaw maku ilowaayiye

Ilove ilove you adlee
Aanku iraa abidkay
X2

Amiirkii oo aa ilaah
Kaa dhigayee umada
Aa u arxantaa agtaa
Jire xuman ma arkee
X2

Ha ooyin uurkaa adkee
Amoore iisoo ducee
Insha allah arinteey
Iisi aay noqohee x2

Xabsiga aad gashee
Xaqiqa wa ka xumaade
Xaakim ilaahaa idmee
Xaalkaaga waa kuu
Samaahaa maku xayir
Maysidee xili dhow
Waa kasoo baxee x2

Ha ooyin uurkaa adkee
Amoore iisoo ducee
Insha allah arinteey
Iisi aay noqohee x2

Amiirkii oo aa ilaah
Kaa dhigayee umada
Aa u arxantaa agtaa
Jire xuman ma arkee
X2

Exit mobile version