VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yarku waa isu qalanaa - Lyrics

qiimaynta noloshiyo siduu ii qadariyaan anba ugu qushuucee yarkaw waa isu qalanaa kor markaan u eegaa qac indhaha ku siiyaan jirku ii qaboobaa ALLE iigama qaadaa igama qaadaa qaayo wayne ii daa qalbigayga ii daa qudha iyo naftaydiyo ogow ruuxa qaaliya sidaad iigu qorantaan ana kaaga qaatee qudha iyo naftaydiyo ogow ruuxa qaaliya sidaad iigu qarantaan ii qabo ku odhan laa kor markaan u eegee qac indhaha ku siiyaa wahab la iiga qaadaa
Queue is empty
-- / --