VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi meel ma dhiganaa - Lyrics

sidii dhuuxii boorame dhirtu wada ugoonay dhaameel ku yaalay ubax wada dhalaalo dhabanadu casaadeen dhaaxadu ay udgoon tahay sidii baad u dhigantoo dhabi baxay lamoodyeey waad igu dheertahee dhaayihii ku arkaa wanaag dhaxal uyeeshee waanigan dhaqaaqoo waan dhoofayaaye axdi meel ma dhiganaa sidii dhool gu yoo da ay ama dhibicda roobka tii laygu dhigayeey ama laama dhabiyoo webi hare kuyaalo wabiga dhinaca saaree dhoolay sidaasaa dhimirkaygu racoo kuma dhaafi karayee dhaayihii ku arkaa wanaag dhaxal uyeeshee waanigan dhaqaaqoo wan dhiifayaaye axdi meel ma dhiganaa
Queue is empty
-- / --