gabadhii aan rabee uriyaaqayeey
lamaskii aan lahaa kaa jaadaa gabee
roobkii da ayiyoo rubucii baxayiyoo
ma rayskay gugey iyaduna raadsatey
rumaanay walaal waan riyoonayaa
raran soo rogmaday layskuma ridee
waxaan kaa tagayn raqdii lama jaree
roobkii da iyoo rucubtii baxdiyoo
ma reyskii gugey iyaduna raadsatey
rumaanay macaan waan riyoonayaa

Exit mobile version