omaskiyo kulaylkiyo
oogada dan inayahay
ilamah ka moqda
ufada i saaran
uma dhalan sidan
waa adi daraada

inahii liwaydoo
igu noqotay dumal
agabihii igu tuurtee

ii sahal illaahow
ifku waa ayaamo
kolay ooli mayne
aakhiro halkii roon

amaantiyo itaalkiyo
hadba kii ayaan daran
oo aad u aragtaan
inuu idiin il daran yahay
araweelo siday tidhi
afka aad ka sa ada
umulbaad dhex hurida

ololbaan ku noolahay
ahaana mayso inanyahay
sadaad igu moode

Exit mobile version