Heesta Adunyo - Lyrics
Adduunaydu waa ishaafalato
Ayaama badan beey
afmeer u tahee
Ifkana labadii
is aaminahee
Axdiga dhawree
oofiya wacadkee
Allaah isku idmaa
aroos wacanoo
Ayaan laheee
Markaan ku arkaan
Ilwaad quruxoow
Ilmeeyaa jacayl
Aaadamuhu waa
indhoow garadoo
Ilduuf badaneey
allow sahalee
Ifkana labadii
is aaminahee
Axdiga dhawree
oofiya wacadkee
Allaah isku idmaa
aroos wacanoo
Ayaan laheee
Markaan ku arkaan
Ilwaad quruxoow
Ilmeeyaa jacayl