VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qilaaf - Lyrics

qofkaad aad u jeceshay hadii aad is qabataan inkastoo qilaaf jiro naftaan quusanaynoo qalbigaagu kama hadho ana qaaligaygoow qanci maayoo jeerood igu qabato laabtee kaalay qarawga iga bii qadar lalama yaabee qaladkii hore dhacay adigoo u qun waynayn qoomamana ka maan xalan qudha igu labee labee nolol ila qorshee wacan qofka aanad huri karin hadii qaayo kula rabo inkastuu wax qoonsado naftu ay qiimo waydo qasdigiisu waa guul adna qoys dhiskeeniyo qiimee wanaagoo u qum wada jirkeenoo qalbi ha iga dhigin kali
Queue is empty
-- / --