VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxibtay rumaad - Lyrics

saaxiib aan doortaan dajisaye naftaydii waligaa ila duubnaw waxa tahay duur iyo diir lagu ababshay diintoo dabcigaaga wacanbaan ku ildoogsadayee ifraax dunida guudkeed abaal kaagan doortaa ma dabooi karayee rabi daarta aakhiro darajiyo kusii guul saaxiib ideeqdaay durkisaye hankaygii waligaa iidacal joog waxa tahay dantaydii lagu duubay laabtoo daacadaada mudanbaan ku daraandarayee
Queue is empty
-- / --