VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa run jaale - Lyrics

waa run inaan ku jecelehoo nafta kuugu yaal jiidh waa run inuu la jaaryahay qalbigaygu jamashada waa run inuu jidhkaagii igu jalay xusuus wayn run inaad ku jilantay waa rune waa rune wadnahayga jaaloowe jibada anoo qaba waxaan jabadka caashaqa nafta uga jarmaadshay waa jabkaad i marisee ma jeclayn dharaar qudha inaan joogo meel kalee waa run inaan jimiimica adi kuu jadh jeedhsamaye waa run inaan jugtii qabo aan la jaar ahaan jiraye waa run in joogto igu yahay jiribkiyo xanuunkiiye waa run inaan jixaasnahay wiilyahaw jacaylkiiye
Queue is empty
-- / --