VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan ku haybiyoo - Lyrics

hanadow baryahan hurdiwaayayoo waan ku haybiyaa warna kaama helo hilaawiyo jacaylbaa i heerayoo halkii aad ogaydbaan hagoogano hor alle imoo halkii aad ogaybay hagoogantoo ku haraadantee hor alle imo hanadow cishqiga kama hadhsadoo huqdii caashaqbaan la hiraadayaa
Queue is empty
-- / --