VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos qurxoon - Lyrics

waa laba is aaminay umada iska doortoo isu uur samaadoo anshax lagu hagoojee EEBANA u hiilshoo aayaha u hagaajee uurkaa laga duceeyaa aqbalkana ALLA iska leh aqalkaad yagleesheen udubkii ha raagee nolol aayatiin lehiyo ubad khayr le kala hela waa uliyo diirkeed ehel iyo qaraabiyo asxaabiyo sokeeyiyo islaamkaa u duceeyoo EEBANA u hiishoo aayahood hagaajee waa aroos qurxoonoo sida loo agaasimay anba aan la yaaboo aadmiguna jeclaystee EEBANA u hiishoo aayahood hagaajee
Queue is empty
-- / --