VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barasho - Lyrics

maalintaan isbaranaa mugdiii kabaxay murugadii ideysoo runtii aan maqsuudey inaad ii macaan tahay madow iyo cadaan adigaa ka maragoo muxubadaan kuu qabo adna haygu moogaan maal iyo aduunyo muraadkayga maahee waxaa iimuhiimaa muuqaaga weeyaan muuqaaga iyo aragaaga weyan madadaaladaa iyo maadadaan uxiisoo maankaa kuraacoo macduunbaad utahay kaama maarmi karayee meeshii aad joogtana makaankaygii weeyaan muxubadaan kuu qabo adna haygu moogaan maal iyo aduunyo muraadkayga maahee waxaa iimuhiima muuqaaga weeyaan iyo aragaaga weeyaan
Queue is empty
-- / --