VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof - Lyrics

in kastood aad dhooftoo dhulshisheeye aaday jacalkii madhaafine talo igamadheeliyin dhaqankii kamaan tagin wacadkiina maan dhumin axdi dhaadkamaanjarin dhaminamaayo iilkii nabsi maan dhitaysan ragba adaa igu dheeroon kugu dhadhabayaa saqda dhexe ku dhawraa dhamacdii jacalkaa i dhalaalinaysee dhamaw dhakhso igu soo gaadh inkastood dhaartii balantii dhamas tirin ninkalena maandhugan wali dhoosha maan tusin wali hantidii madhiibine dhabta caruurkuman qaban axdi dhaarkamaan jarin dhamina maayo iilkii nabsi maan dhitaysan ragba daa igu dheeroo wali kugu dhadhabayaa saqda dhexe ku dhawraa inkastood dhaantadii dhabqis uula badheedhay dhabihii cagaarnaa dhirihii udgoonaa dhaydii macaanayd hada ma iidhukaalbaa daraw aday daraadailmadu iidhacaysaa naf jacal dhubaayaa nuda ila dhacaysee idhaa dhaabinaysee adna haygu dheerayn
Queue is empty
-- / --