VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yabaal - Lyrics

halayaabin waayaha iyo wixii imaadaba ha yareysan caashaqa iilaana haw jabin haka yeelin nacabkeena waxey kugu yidhaahdaan yabaalbaa yabaalbaa la isjecel kala yaaciyee yididiilo waynoo inan yahow yareynbaa niyadii uyeeshee farxad kuugu yeeshee haka yeelin nacabkeena yabaalbaa laba isjecel kala yaaciyeeeee
Queue is empty
-- / --