VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bini calwaan - Lyrics

rafaad kalgacayl kureebay nafta rayiga dadka siiya roor ka qabte rajaynta miyaan ku raadin lahaa rucubta ubaxoo riyada la kaciyo raxlaynta dartaa ragaas ka noqde naftan ku rabtaa ruqaansi u luray ramaaska jacayl runbaan u jatee hadaan rabi karo rajada xilashada adoo rabayoo rafiiqnimo jaray miyaan rabitaan ku raadin lahaa raqiis caashaqaa rikaato dhalee raxmada noloshaa rad goobayee raaf raafka miyaan rabaasi lahaa rug iyo aqaliyo raasbaan tabcayee raaxada noloshaan ku raysan laha
Queue is empty
-- / --