qiimahooda la yaqaan
Qof kaleedo lahaa
Qaaci ka baxay
Qaarka sare aadayaa
Qarsami waaye
Maxaan kuu qabtee
Qurxoon badnee
Qofba qaylo dhaantaa la yiraah
Qayr iyo qasaaro
Waxii kuu qoronaayaa\
Kula qeebsahaa
Hadba qaarad
Inkastoow qaligaan
Isku qaab yahayo
Iska qaylihaayo
Qaar lee ka qoslaan
Qorshahooda helaan
Qaarkii helin waa qashucaan
Qurxoon badnee
Qofba qaylo dhaantaa la yiraah
Qayr iyo qasaaro
Waxii kuu qoronaayaa
Kula qeebsahaa

Exit mobile version