logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Leebki jaceelka mp3 ahaan

Sawirka Liibaan axmed nuur

Liibaan axmed nuur

Fikradaada ka dhiibo heestan

Leebki jaceelka lyrics

Leebkii jaceylkaan
Anni soo labaayee
Laxawgaaga ihaayee
Lyrics by Masuul.com

Waa kula duulaa
Adna ha isdaciifinee
Xubigayga  ad waaye

Lilaahi anni la igu laazimee
Laruuro an ii ahaaweee

? ??

Leertaada macanee
Luquntaada dheeree
Adna ii lilaahi ahow
Libinteeda ad waaye
Waa kugu soo ladnaahaayee
lamaanteeda ad ii ahawee

Lilaahi anni la igu laazimee
Laruuro an ii ahaaweee

Leebkii jaceylkaan
Anni soo labaayee
Laxawgaaga ihaayee

Waa kula duulaa
Adna ha isdaciifinee
Xubigayga  ad waaye

Lilaahi anni la igu laazimee
Laruuro an ii ahaaweee

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --