VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa ku farxaa foolkaageeh - Lyrics

ruux kuu gargaariyo garashiyo wanaagloo xaqiiq kula guboonbaa gacal lala wadaagaa balse waan guhaadoo gabadhaan jeclaabaa xidhiidhkeenii goysoo gaabisay dhankeedii aniguna gadaasbaan walee ila gudboonoo khadraay kaa dul guuree adiguna dantaa garo dumar guud ahaantii waa la guursadaayo guri laba irdaale ah alaab loogu geeya
Queue is empty
-- / --