xaalka waa noo samade
xaasidkee waa dhamaadee
soo xarakoo soo xarakoo
xayaariskaa laxiise weye
xaasheediyaa lahayee
sideen kuu xumeyn karaaye
xishoo badaneey
ambaadkaga soo xushmeye
xoogii bixilaa xakaadee
isla soo xaadiraayee
xili dagaal ama qabyaalad
in lasoo xadreeyee
xaasheediyaa tahee
seekuu xumayn karaayee
xishood badaney
amboodkaaga
kuusoo xushmeeyaaye
xishood badaneey

Exit mobile version