yaa qaadahaayee
kamooska waa qashile
yaa qaadahaayee
ana waan ku quubee
idinkee qableenine
iiga quusee
mana quusan qalabida
qaylada bilaa
sidii qumbuu bilaashada
kuu qabeebayee
meel kaale libaaxee
qaan gaarto
maala ga wadaayee
qorshasaaga xumaa
adi iiga qabside
iiga quusee iiga quusee
mana qayaasi biyaasi
waal sidii qurumbuu
bilaash wa u qaylidaa

Exit mobile version