arintii aan abaabulnayee
orodkeed kujirayee
ku AHaan kari waysayee
afka waa iga oo
uurka aan ka ooyee
ala mii siraadee buurtaydiiyee
abshireey waa ii ahaan doontaa

amar waaye cajaaib lahee
eberowday amuurtayee
maba ii adkaanee
ana waa amakaagayee
eebe ii kaafee
ala miisiraade amuurtaydiyee
abshirey waa ii ahan doontaa

arinkii aan abaabulnayee
orodkeed kujiraa
ii ahaan kari waysayee
afka waa iga uune
uurka aan ka ooyee
ala mii siraadee amuurtaydiyeey
absjhirey waa ii ahana doontaa

Exit mobile version