VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axsan - Lyrics

Axsan yaa makhluuq Axsan yaa makhluuq Axsan miisaan leh Axsan qalbi malyuun Axsan muuneeya Axsan maansan minimaysan Xusuusta mahadhada iga maydha Iga maydha axsan iga maydha 2x Mar la eegaba quruxda miisanee Malyan garaacaysaa Maamuuskeeda ka sii mudanoo Muxiba dhalinaysaa Axsan yaa makhluuq 2x Axsan muunadley waa muran la,aan Axsan maanyadiyo waa mawjad loovo Axsan lagu mashquul muuqeeda bilan Axsan waa muhiim oo waa macaan Yaa makhluuq axsan yaa makhluuq Yaa yaa axsan yaa makhluuq 2x Axsan yaa makhluuq Axsan yaa makhluuq Axsan maamuus leh Axsan maanyo udug Axsan miyir dooja Axsan muuqsan midabkeeda Dhexda madagta iyo Axsan milgaheeda milgaheeda Axsan milgaheeda 2x Mid la caashaqo milic la daawado Inaan la madiixoo Masalkeetaa dunida marinoo Malada dhaafsiisan Axsan yaa makhluuq 2x Axsan muunadley waa muran la,aan Axsan maanyadiyo waa mawjad loovo Axsan lagu mashquul muuqeeda bilan Axsan waa muhiim oo waa macaan Yaa makhluuq axsan yaa makhluuq Yaa yaa axsan yaa makhluuq 2x
Queue is empty
-- / --