Axsan yaa makhluuq
Axsan yaa makhluuq
Axsan miisaan leh
Axsan qalbi malyuun
Axsan muuneeya
Axsan maansan minimaysan
Xusuusta mahadhada iga maydha
Iga maydha axsan iga maydha
2x

Mar la eegaba quruxda miisanee
Malyan garaacaysaa
Maamuuskeeda ka sii mudanoo
Muxiba dhalinaysaa
Axsan yaa makhluuq
2x

Axsan muunadley waa muran la,aan
Axsan maanyadiyo waa mawjad loovo
Axsan lagu mashquul muuqeeda bilan
Axsan waa muhiim oo waa macaan
Yaa makhluuq axsan yaa makhluuq
Yaa yaa axsan yaa makhluuq
2x

Axsan yaa makhluuq
Axsan yaa makhluuq
Axsan maamuus leh
Axsan maanyo udug
Axsan miyir dooja
Axsan muuqsan midabkeeda
Dhexda madagta iyo
Axsan milgaheeda milgaheeda
Axsan milgaheeda
2x

Mid la caashaqo milic la daawado
Inaan la madiixoo
Masalkeetaa dunida marinoo
Malada dhaafsiisan
Axsan yaa makhluuq
2x

Axsan muunadley waa muran la,aan
Axsan maanyadiyo waa mawjad loovo
Axsan lagu mashquul muuqeeda bilan
Axsan waa muhiim oo waa macaan
Yaa makhluuq axsan yaa makhluuq
Yaa yaa axsan yaa makhluuq
2x

Exit mobile version