VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruuxba ruux u roon - Lyrics

Umaayday iyo aabahay Adigaan kaa aaminee Axdigaa ma ilaawinee I arwaaxi ha ooyninee X2 Inteed aaday igaar Yahow adaan kuu Imidee amaanaan Heli waayay adaan Kuu imidee X2 Inteed aaday ayaan Taan adan kuu imidee Amaanaan heli wayay Adaan kuu imidee X2 Uurkayga arwaaxisooy Adigaan kuu omanaa Aan u oolay ayaamahan Aragaaga la waayayee X2 Inteed aaday ayaan Taan adan kuu imidee Amaanaan heli wayay Adaan kuu imidee X2 Inteed aaday igaar Yahow adaan kuu Imidee amaanaan Heli waayay adaan Kuu imidee X2 Inteed aaday ayaan Taan adan kuu imidee Amaanaan heli wayay Adaan kuu imidee X2 Duulaan duli ku rabaa Garabkayga ka duubane Deg deg igu diree duqow Hana daahine soo dad- Aal X2 Inteed aaday igaar Yahow adaan kuu Imidee amaanaan Heli waayay adaan Kuu imidee X2 Inteed aaday ayaan Taan adan kuu imidee Amaanaan heli wayay Adaan kuu imidee X2
Queue is empty
-- / --