Halaq iyo abees inta habar dugaag
Haybintada darteed hog maxaan
ula seexday haraad

Waa habeen cawaloo mar hadan
Is haleelne wa hibo illaah
Haweeno dhan taan ka doortay
Iiga hiili hadimadii jacaylke

hilibkaygiyo jiidhka halbawlaha
Wadnaha hoyga tii ku lahaatay
Cishqi taan u hayan u hiloobay

Exit mobile version