Heesta Amaal - Lyrics
Dheeman adiga awgaa
Xisihii ladhuubtee ma
Dhadhamiyo oontoo
Adaa iiga dhex muuq-
Dee x2
Dharaarahaan maqnaa
Baa dheeman ila fogaa-
Dee x2
Dhabtii waxan tabayaa
Adigiyo dhalaan kee
Dhabi baxay lamodyay
Dhaqso inan imaadaan
Ku dhameeyay howshee
Rabi ha iiga dhigo khayr
X2
Dheeraa anu amalay
Halka aan udhoofiyo
Hadaad ii dhawaan
Lahayd kamaan dhex-
Een habeen qura x2
Marka aann dhinac
Useex daba adaan
Kugu dhadhabayaa
X2
Dhabtii waxan tabayaa
Adigiyo dhalaan kee
Dhabi baxay lamodyay
Dhaqso inan imaadaan
Ku dhameeyay howshee
Rabi ha iiga dhigo khayr
X2