Heesta Bishaaro - Lyrics
Anoon baran sheeko
Dumar wax uun iibaa-
Qayoo kalgacal ila
Beegsadee x2
Boholyow caashaq
Iyo haween ii laba
Boglayn hadimo beer
Laxow sadee x2
Baahidaan kuu qabaa
Balan ruux lala galiyo
Axdi been laga dhigaa
Bir iyo dhagax igu noq-
Dee x2
Adoon ii bara nugleen
Anaa kuu bayraqoo
Boqol jeer ihortimaad
X2
Bar baartaan kaa xush-
Oo bildhaan taadu ii
Samayd bishaaraan
Ku moodayee x2
Baahidaan kuu qabaa
Balan ruux lala galiyo
Axdi been laga dhigaa
Bir iyo dhagax igu noq-
Dee x2