Heesta Ciida - Lyrics
Waa maalin ciidoo
Mowluhu nasiiyoo
Dhaman musliminta
Meel kastoo ay jogaan
Marxabiyo salaan isu
Mariyan hawada ciida
Ciida ciida maanta
Ciid mubarak ciida x2
Waa maalin waynoo
Madowgiyo cadaan
Kuba musliminta oo
Idil ku maneestay
Eebe loo wada mash-
Xaradee ciida ciida
Maanta ciid mubarak
Ciida x2
Ciida ciida iid mubarak
Ciida waa maamuus
Kalgacal lehe ciida
Waa mahado joogta
Ahe ciida waa maxabo
Gaaree ciida x2
Ciida ciida maanta
Ciid mubarak ciida
X2
Waa malin waynoo
Waa maalin qurux
Badan macbuud
Keena makhluuqaad
Ka soomay mudnaan
Tood lasiiyee x2
Ciida ciida maanta
Ciid mubarak ciida x2
Ciida ciida maanta
Ciid mubarak ciida x2