VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goobaha qurxoon - Lyrics

maxaan goonyaha taleex goonyaha taleex dhastaano dhex hanbiyoo dhamaan faras anoo wataa ubax sool kaaga guray maxaan gudaha nugaal ilaa gal gaduud iyo mudug sanaag kaa goobayo hadana gacalooy ku helin maxaan gaaridaa haween huunooy boqol gabdho qiima badan salaanta ka goostayoo adiga kuu gooni ahay maxaan goobahaa qurxoon galisooriyo war dheer buuhoodle ka guuxayoo jig jiga gabal iigu dhacay maxaan gooraha riyada habeenimo gooray tahay galiilyo i qaadayoo qalbigu naxariis godladay
Queue is empty
-- / --