damac damac damac damaciyo jacaylkuba
dadka dadka dadka dadka kama dhamaadee
waakan doorka maanta igu furay dushaadee

daymo daymo daymo daymo aragti ruuxii
durba durba durba durba maanka deeqow
dookha dookha dookhuna igu kaa dirqinayaa

danta danta danta danta lamahuraanka ah
dugsi dugsi dugsi dugsi nolosha qoysnimo
dadab aan wadaagnee dunta dunta dunta dunta dunta ma isu xidhanaa

danta danta danta danta lama huraankiyo
dugsi dugsi dugsi dugsi nolosha qoysnimo
dadab aan wadaagnee dunta dunta dunta dunta dunta ma isu xidhanaa

dayax dayax dayax dayaxii iftiimiyo
sida sida sida sida ubax dilaacan
nimco dheeman nimcoo kuu daawadaayoo

dabci dabci dabci dabcigaaga wacanbaan
da'da da'da da'da da'da iyo asaagaa
liibaan liiban liibaan kaaga door bidaaye

Exit mobile version