VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

Hooyoy hooyoy hooyoy Macanay hooyoy Halbowlihii naftaydaay Hooyoy macanay hoyoy X2 Halow markaad tiraah Daa howlaha aduunkiyo Hantiba waan ilaawaa Hadba waxan xasustaa Horaad kaad ijaqsiisoo Isma hayn karaayee Ilmada wayga hoortaa Hoyoy hooyoy macanay X2 Ifka halkad ku noshahay Hagar daamo iyo ciil Alow halista kaa dhowr Hoyoy hoygii aakhiroo Janadii haboonayd Xareedii fardowsiyo Hooyo kuu baryaayaa Hakuu hibeeyo eebee X2 Hooyoy hooyoy hooyoy Macanay hooyoy Haqabtira naftaydaay Hoyoyo macanay hoyoy X2 Hurdi waayay awgaa Markaan hiil ubahdaba Hadal aanan garanayn Adaa iigu heesoo hoyoy Had iyo jeer adaan kugu Hamiyayaa ku hilmaami Maayee halistaad la Daaq daaa x2 Ifka halkad ku noshahay Hagar daamo iyo ciil Alow halista kaa dhowr Hoyoy hoygii aakhiroo Janadii haboonayd Xareedii fardowsiyo Hooyo kuu baryaayaa Hakuu hibeeyo eebee X2
Queue is empty
-- / --