roonan lahayda
raqas noqonay adunke
somaalo israacdo
raaskenu ino da'o

roonan lahayda
sida oo raxmaan idhi
runta inaan ku dhaqano
beentana la raar rido

roonan lahayda
qof waliba qfku rabo
iyadoo la raacsho
rafiiqiisa laga dhigo

ramlaay huuno rig dheh
huunow ramlay rax dheh
raagow huuno ragow rug dheh
huunw ragow rax dheh

roonan lahayda
reerka baasiyo
inan raad arooryad
dib loo raacin waayaha
roonan lahayda
rofad nooma laabne
raga ianay dhaar qaatan
raaskana dib loo dhiso

roonan lahayda
qof waliba qfku rabo
iyadoo la raacsho
rafiiqiisa laga dhigo

ramlaay huuno rig dheh
huunow ramlay rax dheh
raagow huuno ragow rug dheh
huunw ragow rax dheh

roonan lahayda
rajo lagama quuste
rabi inuu nsteexiyo
raxmadiisa noo shubo

ronan lahayda
sida aniga aanrabo
ilayn raacadaydo
caashaqeenu raaga

roonan lahayda
qof waliba qfku rabo
iyadoo la raacsho
rafiiqiisa laga dhigo

Exit mobile version